Aabbayaasheen Baa Na Baday


Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.

LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE

About The Book

<p>Buuggu wuxuu ku saabsanyahay billawgii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. Sheekada buugga waxaa tebinaya Cali Faarax oo ah wiil reerkiisa la nool gaar ahaan aabihiis iyo laba xaas ee uu qabo. Cali hooyadiis oo garoob ah baa magaalada dhinac ka dagan laakiin in uu mar mar soo salaamo ama lasoo seexdo mooyee lama noola. Cali oo noloshiisa ay u ku ekayd iskuul aadis iyo banooni dheelid buu dagaalku qarxayaa deetana aabihiis oo ka mid ahaa aas aasayaasha jabhaddii USC dalkana ka baxay darteed buu hal mar isku badalayaa aabihii reerka oo eedooyinkii ay is necbaayeen noqonayaan saaxiibo nolosha iska fiirsada. Buuggu wuxuu ka sheekaynayaa hooggii iyo ba'ii Xamar ka dhacay 1991-dii oo ay ka mid ahayd dagaalladii qaxii magaalada dhexdeeda iyo safarradii cabsida iyo dhibaatada badnaa ee Xamar looga baxay.</p>
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Fast Delivery
Fast Delivery
Sustainably Printed
Sustainably Printed
downArrow

Details