Cilmi-boodhari caashaqiisii

About The Book

<p>Cilmiboodhari Caashiqiisii waa buug lagu soo ururiyey qisadii jacaylka ahayd ee Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmiboodhari). Qisadani waxa ay dhacday 80 sano ka hor. Goobtu waa magaalada Berbera. Waxaa uu jeclaanayaa gabadh la odhan jiray Hodan laakiin nasiib uma yeelanayo in ay is helaan. Suugaan waartay oo faaftay ayuu ku cabbiray jacaylkii uu Hodan u hayey. Aakhirkii waxaa uu u dhintay jacayl sida ay rumaysnaayeen dadkii wakhtigaas noolaa. Qisadaa Cilmiboodhari iyo dareenkiisii uu suugaanta ku cabbiray waxay saldhig u noqdeen fanka iyo suugaanta jacaylka Soomaalida oo wakhtigaa ka dib hanaqaadday.</p>
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE