Cutubka 29aad Tabaarak

About The Book

<p>Turjumaadda Jus Tabaarig waa kitaabkii 2aad ee turjumaadda Quraanka kariimka ah. Waa juska 29aad ee kutubka haddii laga soo tiriyo xagga Awalka haddiise laga soo tiriyo xagga Aakhirka waa juska 2aad. Waxa uu ka koobanyahay 11 suuradood oo mid mooyaane wada Maki ah. Tirada aayaduhu waa 431 aayadood. Tirada ereyadu waa 2774 erey. Tirada xuruuftuna waa 11 070 xaraf oo Afcarabi ah.  Waa daabiciddii 1aad. Turjumaaddani waa dhiganihii 40-aad ee magaca qoraaga ku soo baxa.</p>
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE