DADQALKII NAXARIISTA BADNAA

About The Book

Waa qoys ay diini kala irdheysay kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu' ka hor.

Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse go'aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah.

Alan wuxuu ahaa ganacsade hodon ah balse si dadban ugu lug yeeshay xer aan Alle xiriir la lehayn. Isaga oo aan filayn ayuu daahfuray siro qoyskiisa u qarsanaa dhowr fac. Wuxuu ogaaday sababo yaab leh oo ka dambeeyay geeridii aabbihii iyo walaashii kaddibna wuxuu bilaabay aargoosi la fogaaday. Halgan dheer ayuu u galay in uu tirtiro diinta cusub iyo dadka raacsanba balse ma ka badbaadi doonaa dhagarta gaamurtay?

Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details

LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE