Diiwaanka Siinley

About The Book

Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen waxa se arrinta waji gaar ah siiyey Af-Soomaaligii la qoray taas oo keentay in aan wixii la tiriyo la odhan uun ee lana qoro.
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE