Gartii dooddii Miisaanka Maansada waxa loo saaray guddi. Tirada xubnaha magacyadoodii sidii ay garta u qaadeen iyo go'aannadii ay ka soo saareen intaba ka akhriso gudaha buugga.Faahfaahin intaa ka badan sida tirada ereyada guud iyo ku gaar ee qoraallada lagu adeegsay baad iyana ka heli.