Dumar talo ma laga dayey?

About The Book

Dumar talo ma laga dayey waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed dal ahaan dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 20002. Ragga toodii aragnaye dumar talo ma laga deyey: 20023. Shirrabid Halabuur: 20044. Caqiidada Islaamka Suáalo iyo jawaabo: 20065. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka su'aalo iyo jawaabo:20077. Saxiixul-amthaal: ???? ??????? ?? ?????? ??? ?????? 20108. Hableheenna: 20119. Aan ooyee albaabka ii xidha: 201210. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 201411. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji12. Awliyooy lagaa dood: 201613. Dhaxal Abwaan suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)14. Hoombaro suugaanta abwaan Qorane: 202015. Turjumaadda Jus Camma: 202116. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE