Goobjooge

About The Book

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 20002. Ragga toodii aragnaye dumar talo ma laga deyey: 20023. Shirrabid Halabuur: 20044. Caqiidada Islaamka Suáalo iyo jawaabo: 20065. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka su'aalo iyo jawaabo:20077. Saxiixul-amthaal: ???? ??????? ?? ?????? ??? ?????? 20108. Hableheenna: 20119. Aan ooyee albaabka ii xidha: 201210. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 201411. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji12. Awliyooy lagaa dood: 201613. Dhaxal Abwaan suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)14. Hoombaro suugaanta abwaan Qorane: 202015. Turjumaadda Jus Camma: 202116. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE