Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin

About The Book

Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed oo ah dhiirigaliso horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh.
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE