KAS Iyo KARAAN

About The Book

Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- taabad leh oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah. Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin maalinle ah oo ay aallaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan. Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is- yeel-yeel waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax-maalid murti curin iyo maalin-qadin nafeed.
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE