NIDAAMKA BARASHADDA AKHRISKA & QORAAL KA HEERKA JAAMACADEEDA

About The Book

Buuggani Waxuu Ka Caawinayaa Nidaamka Barashadda Akhriska Iyo Qoraalka Heerka Jaamacadeed Iyo Adduunka Oo Dhameystiran. Si Kastaba Ha Noqotee Loogu Talagalay Ardayda Kulliyadda Faa'Iidada Waa In Loo Oggolaadaa Qorista Oo Ay Ku Baranayaan Tababarka Kuleyadaha Wax Barashada Mustaqbalka. Waa In Aad Aqriso Buugaagta Iskuulka 12 Saac Maalin Walbo Halsaa Walbo Waa In Aad Aqriso Buug Cusub. Saas Baad Ku Fahmi Kartaa Luuqada Ingiriiska Faransiiska Raashiyaanka Jayniska Carabiga Iyo Isbaanashka Insha-Alah. - Buugaan Waxuu Kuu Iftiiminayaa Sidee Baan U Fahmaa Aqrisaka. (Newspapers Magazines College Or University Journals Or Books Reading). Waa Maxay Joornal? Joornaaliis Maalin Walbe Soobaxa Kana Soobaxo Magaalada Jaamacadaha Koleege Ka Iyo Galaaska Herka Jaamacadeed Ama Waxuu Kaa Caawin Karaa Sida Looqoro (Public Speeches Or Public Speech Writing). Waxuuna Kaa Caawinayaa Fahanka Qoraalka Ay Ku Dhisan Yihiin Sida Mla Apa Iyo Ase Oo Dhamaantootbo Lagu Sameeyo Bachler Master Iyo Phd. Ama. Qoraalka Suugaaneed Soomaaliyeed Oo Dhan: - Buuggani Waxaaa Uu Ku Ifiyay Tilaabooyin Ama Tijaabooyin Tixraac Ah. Ardayga Koleega Oo Galayo Imtaxaanka Sida Comprehensive Exam. Ardayga Heerka Jaamacadeedna Waxaa Lagaa Rabaa Ama Galayo Imtaxaanka Sida A Minimum Score Of 79 On A Valid Internet-Based Test Of English (Toefl) Or International English Language Testing System (Ibt). Buugaagta Ama Imtaxaan Kiisa. - Kulliyaddaada Iyo Jaamacaddaada Gelitaanka Ayaa La Weydiiyay Oraahyadaan. Miyaad Ku Hadleysaa Ingiriis Gurigaaga Markii Aad Joogto? Haa Ama Maya Miyaad Ku Hadleysaa Ingiriis Dalkaaga Hooyo? Haa Ama Maya Miyaad Ku Haddashaa Ingiriisiga Waadna Ka Jawaabi Kartaa? Haa Ama Maya Haddii Aad Tiraahdid Maya Dhammaantood Iyo Gelitaanka Kulliyadda Ayaa Kuu Soo Diri Doona Fasallada Aasaasiga Ah Ee Ingiriisiga Marka Waa In Aad Kahor Tagtaa Oo Aad Diyaarisaa Imtixaan Kaan Oo Ah. International English Language Test System (Ielts) Or Graduate Record Examination (Gre 300) Or Graduate Management Admission Test (Gmat). - Rer Galbeed Ka Ardayda Kulleejku Waxaaa Qasab Ah In Aad Soo Qorto Joornal Maalin Walbo Isbuuc Walbe Bilwalbe. Waana Wax Kordhinayo Wax Barashadaada Oo Dhan Markaste Waana Wax Aay U Baahan Tahay Maalin Kaste. Tusaale Ahaan Isbarbardhigaaga Ama Falanqaynta Iyada Oo La Adeegsanayo Fikradaha Dhaleeceeyayaasha Iyo Ardayda Kale Ee Dhigata Joornaallada Ama Cilmibaarista. - Joornaaliis Waxuu Kaa Caawin Karaa Dooda Dhagaysiga Falan Qayta Jawaabta Fahanka Baarista Iyo Isbarbardhiga Labo Qof Labo Shay Ama Labo Wadan: Joornaalka Noocan Ah Cinwaanka Ardayda Kulliyadda Waa In Uu Lahaadaa Labo Aragti Oo Iska Soo Horjeedda Tusaale Ahaan Ururka Midowga Afrika Waa In Uusan Ama Baabi'In Dhammaan Hubkiisa Niyukliyerka. Ardayda Kulliyadda Waxaaa Ay Doortaan Hal Qodob Oo Ah Sida Wax Loobaaro. Waxaay Dhisey Yaan Dood Macquul Ah. Ama Taageereed Cilmibaaristaada Iyo Joornaallada. - Joornaalka Mawqifka: Mawduuca Warqaddan Ayaa Lahaan Kara Laba Aragtiyoo Iska Soo Horjeed Laakiin Waxaaa Ay U Baahan Yihiin In Ay Ka Wada Hadlaan Kaliya Dhinac Taageeraya Mawqifkaaga. Kulleejka Ardaygu Maaha In Uu Ku Doodo Ka Soo Horjeedka Aragtida Mucaaradka Iyo Muxaafidka Kaliya Ku Xus Billowga. Gunaanad Kii Joornalka Waxuu Leeyahay Shuruuc Lagu Garto.: Joornaalkani Waxaa Logu Talagalay Ardayga Doonayo In Uu Ado Jaamacad Banaanka Ah Ama Kolleejka. Buugu Waxuu Ka Hadlayaa Waa Mowduuc Xasaasi Ah Qofka Doonayo In Uu Noqdo Aqoonyahan. (Baugh 1997). Buuggani Waxaaa Uu Kuu Ufududeeyey Fahanka Joornaal Ardayda Kulleejka Wax Soobaarayo Sida Mla Apa Iyo Ase. Buuggani Waxaaa Uu Ka Caawiyaa Ardayda Kulleejyada Ah Barashadda Cilmigaas Maadiga Iyo Cilmiga Diinta. Marka Kani Waa Fasal Lagu Magacaabo Imtixaan Dhameystiran Marka Hore Ama Dhammaadka. Guud Ahaan Waxaaa Aan Baranaayay Sanado Badan Waxaaan Ku Soo Gabagabeeyey Joornaal Iyo Cilmibaaris Fiican Oo Dhameystiran. Jaamacada
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE