Nuun: Qalin iyo Qoraalkii. Wanaajinta Qoraalka. Hadalkana sar weedhiisa Una saaf qofkii waaya Ha ka tegin sarbeebtiisa Hana gelin sursuur oodan Hana lumin sargoyntiisa Hana liqin sangaabtiisa Ha ku saxan badheedhkiisa Runta sogordoh haw yeelin Ha suldaarin dooddiisa Sisibaa wadaaggiisa Sababee abbaartaada Hana badin suaashiisa Sarrifkiyo tilmaantiisa Saddex erey halkii dooni Soddon yaanay kaa qaadan Siddi-qabaxi yay raacin Sare haw dhig-dhigin luuqda Gacantana ha saydh-saydhin Hana odhan wax sawliila.-Hadraawi Sirta Nolosha.
Piracy-free
Assured Quality
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.