RAGAAD

About The Book

Qiimaynta Buugga

Buugga RAGAAD Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaalida Khataraha Badan Kuhaya. Wuxuu Buuggu Falaqayn iyo Faaqidaada Qodo Dheer Kusamaynayaa Dhibaatooyinka Wadaaga ah Ee Bulshadu Usimantahay.Waxaana Soocay Todobaatan iyo Shan (75) Dhibaato Oon Kasoo Xulay Boqolaalka Dhibaato Ee Bulshadeena Soomaalida Qayr-kood Kareebay. Iyada oon Ukala qaaday Shan Qaybood/Cutub Oo midkiiba Ay Hoostagayaan Daraasiin Mushkilado Ah oo ku heedaman Bulshadeena.

Waxayna Kalayihiin Shanta qaybood/Cutub:- Dhibaatooyinka Arimaha Bulshada Dhaqaalaha iyo Horumar la'aanta Siyaasada Saxaafada iyo Xadaarada Tiknoolajiyada iyo Dhibaatooyinka Dabiiciga ah.Waxaan isku Dayay innaan dhibaato walba Sharaxaad Yar kabixiyo Sababta keenta Saamaynta Taban ee Bulshada Uleedahay iyo Xalka Looga Bixikaro.

Mudada Aan Qoraalka Buugga Ku Gudajiray Waxaan Adeegsaday Erayada iyo Lahjada aan Isleeyahay Bulshada Soomaalidu Meelkasta oo ay Joogto Wayfahmikartaa . Sidookale Waxaan Meelaha Qaarkood Isticmaalay Xiggasho Sugaan Odhaaho iyo Gabayo Aytiriyeen Abwaano Hore oo Soomaaliyeed iyo Kuwo Aan anigu shaqsiyan Alifay Si'aan Fahanka Akhristaha Ugaadhsiiyo Meeqaamka Aan Higsanayo ee ah Fahanka Guud.

Ugu Danbayn Waxaan Bulshada Soomaalida Ku Boorinayaa Innay Akhriyaan Buuggan Cilmiga iyo Khibradaha Ku Xardhana Wixii Ka'anfaca Kadhaansadaan.

Mahadsanidiin.

Wabilaahi Tawfiiq.

Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details

LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE