WAX II SHEEG

About The Book

Buug yarahani waxa uu soo gudbinayaa naqdin gorfeyn iyo faalleyn buugaag mawduucyo kala duwan ka hadlaaya. Ma jiraan arrimo ay buugaagtaasi iskaga mid yahiin marka laga tegi waayo in qorayaal Reer Somaliland ahi dhammaantood qoreen. Waxa ay dhammaan qorayaashaasi yahiin kuwa igu dhaw oo saaxiib gaara iyo mid guudba aan nahay. Waa koox ay na mideysey aragti isku mid ah oo aan halgan ugu jirno qalinka iyo qoraalka. Buuggan waxa aad kala kulmi doontaa macluumaad badan oo uu kaa siiyo buugaagta lagu faa'qidaayo waxa ay yahiin oo dhan aniga oo ku kalsoon in buugaagtaasi aad raadsan doonto marka aad akhrido qoraalkan
Piracy-free
Piracy-free
Assured Quality
Assured Quality
Secure Transactions
Secure Transactions
Delivery Options
Please enter pincode to check delivery time.
*COD & Shipping Charges may apply on certain items.
Review final details at checkout.
downArrow

Details


LOOKING TO PLACE A BULK ORDER?CLICK HERE